Hoos u rog si aad u sahamiso!
Hoos u rog si aad u sahamiso!
Hoos u rog si aad u sahamiso!
Hoos u rog si aad u sahamiso!
Qorshaha Hawlgalka ee Horudhaca ah ee Naqshadda Capitol Mall

Aragtida
Tani waa aragtida mustaqbalka dheer ee mutaqbalka Capitol Mall. Waxa ay ka dhalatay shan bilood oo ay wada shaqeynayeen hay’adaha bulshada, hay’adaha dawlahha iyo dadka Minnesota ee gobolka oo dhan. Qorshahan hawlgalka waa mid lagu xaqiijinayo in mashruuc kasta oo laga hirgeliyo Capitol Mall sanadaha soo socda noqdo mid lagu gaarayo aragtida guud.
Qaab-dhismeedka Naqshadeynta Mall-ka Capitol-ka waa aragti fog oo ku saabsan mustaqbalka Mall-ka Capitol-ka. Waxay ka tarjumaysaa shan bilood oo ka mid ah shaqo wadajir ah oo lala yeeshay bahwadaagta bulshada, hay'adaha dowladda iyo dadka reer Minnesota oo ka kala yimid daafaha gobolka. Qaab-dhismeedku wuxuu xaqiijinayaa in mashruuc kasta oo laga fuliyo Mall-ka Capitol-ka sanadaha soo socda uu horseedayo aragti weyn oo loo wada dhan yahay.
Aragtida
Naqshadaynta Fagaaraha Capitol waa aragti muddo dheer ah oo ku saabsan mustaqbalka Fagaaraha Capitol. Waxay ka tarjumaysaa shan bilood oo ka shaqaynta la-hawlgalayaasha bulshada, hay'adaha dowladda iyo dadka reer Minnesota ee ka kala yimid daafaha gobolka. Qaab-dhismeedku wuxuu xaqiijinayaa in mashruuc kasta oo laga qabto Fagaaraha Capitol sanadaha soo socda uu horseedayo aragti ka weyn.
Aragtida
Qaab-dhismeedka Naqshadeynta Mall-ka Capitol-ka waa aragti fog oo ku saabsan mustaqbalka Mall-ka Capitol-ka. Waxay matalaysaa shan bilood oo ka shaqeynayay lala yeeshay shuraakada bulshada, waaxyaha dowladda iyo dadka reer Minnesota ee ka kala yimid guud ahaan gobolka. Qaab-dhismeedku wuxuu xaqiijinayaa in mashruuc kasta oo laga fuliyo Mall-ka Capitol-ka sanadaha soo socda uu horseedayo ujeeddo ka weyn.
Ua txog twg lawm.
Ua txog twg lawm.
Ua txog twg lawm.
Jawaab celin
Jawaab celin
Jawaab celin
Xog dheeraad ah, hoos ka akhri Naqshadda Horudhaca Ah ee Capitol Mall.
Xog dheeraad ah, hoos ka akhri Naqshadda Horudhaca Ah ee Capitol Mall.
Xog dheeraad ah, hoos ka akhri Naqshadda Horudhaca Ah ee Capitol Mall.
Qorshaha Hawlgalka ee Horudhaca ah ee Naqshadda Capitol Mall
Qorshaha Hawlgalka ee Horudhaca ah ee Naqshadda Capitol Mall
Qorshaha Hawlgalka ee Horudhaca ah ee Naqshadda Capitol Mall
Guriga Furan ee Bulshada ee Guud ahaan Gobolka CMDF

Haddii aad ka maqnaatay kulanka Maarso 14 ee u furnaa bulshada Minnesota oo dhan waxa aad ka daawan kartaa halka hoose.

Halkan nagula wadaag ra’yigaaga!
Halkan nagula wadaag ra’yigaaga!
Halkan nagula wadaag ra’yigaaga!
Halkan nagula wadaag ra’yigaaga!
Si aad u aragto muuqaaalka dib loo qurxiyey ee jardiinada Cass Gilbert

Nidaamka naqshadda
Nidaamka naqshadda
Nidaamka naqshadda
Qaab-dhismeedka Naqshadeynta Capitol Mall (MN CMDF, CMDF) waa hab naqshadeyn oo dhisma oo ka tarjumaya dadaalladii qorsheynta ee la soo dhaafay, oo ay ku jiraan Qorshaha Guud ee 2040 ee Aagga Capitolka ee Gobolka Minnesota, Guddiga Hawlaha Dadweynaha ee 2021 ee loogu talagalay Shaqooyinka Xuska ah, iyo Sahanka Khibradda Booqdayaasha ee Capitol Mall (the Mall). Iyadoo taageerada dadka Minnesota meel kasta iyo khibradda kuwa maalin walba isticmaala oo dayactira Capitol Mall, waxaanu soo saari doonaa qaab-dhismeedyo faahfaahsan oo leh soo jeedimo la fulin karo si looga dhigo Capitol Mall mid soo dhaweyn leh oo dadka Minnesota ah.

Wajiga 1: Barasho+Fikrad
Wajiga 2: Kala Shaandheyn+Naqshad
Wajiga 3: Ra’yi dhiibasho + Ogolaasho
Wajiga iminka lagu jro
Dhaqn Gelinta Mustaqbalka
Wajiga 1
Wajiga 2:
Wajiga 3:
Wajiga iminka lagu jro
Dhaqn Gelinta Mustaqbalka
Wajiga 1:
Wajiga 2:
Wajiga 3:
Wajiga iminka lagu jro
Dhaqn Gelinta Mustaqbalka
Wajiga 1: Barasho+Fikrad
Wajiga 2: Kala Shaandheyn+Naqshad
Wajiga 3: Ra’yi dhiibasho + Ogolaasho
Wajiga iminka lagu jro
Dhaqn Gelinta Mustaqbalka
Sida Uu U Socdo Mashruuca
Soo Koobidda Sahanka Labaad
Sida Uu U Socdo Mashruuca
Soo Koobidda Sahanka Labaad
Sida Uu U Socdo Mashruuca
Soo Koobidda Sahanka Labaad
Fariin
Laga bilaabo Feberaayo 5 ilaa 8 sanadka 2024, wakiilada ururada bulshada, ganacsiga maxalliga ah, hay'adaha dawladda iyo deriska Aagga Capitol-ka ayaa isugu yimid kooxda qorshaynta si ay uga wada shaqeeyaan aragti mustaqbal oo loogu talagalay Capitol Mall. Dhacdadan waxaa la isugu keenay fikrado laga soo uruuriyay cilmi baaris, sahanno bulsho iyo waayo-aragnimada nololeed ee ka qayb-galayaasha waxaana la isku daray si loo soo saaro qaab dhismeedka naqshadda soo baxaya.
Laga bilaabo 5-ta Febraayo ilaa 8-da 2024, wakiillo ka socda ururrada bulshada, ganacsatada deegaanka, hay'adaha dowladda iyo deriska Aaga Capitol-ka ayaa la kulmay kooxda qorsheynta si ay u horumariyaan aragti ku aadan mustaqbalka Capitol Mall. Dhacdadan waxay isku keentay fikrado lagu ururiyey cilmi-baaris, sahan bulsho iyo waaya'aragnimada nolosha ka qaybgalayaasha waxaana loo biiriyey qaab-dhismeedyo soo baxay.
Fariin
Laga bilaabo 5-ta Febraayo ilaa 8-deeda 2024, wakiilo ka socda ururada bulshada, ganacsatada maxalliga ah, hay'adaha dawladda iyo dariska Aagga Capitol-ka ayaa la kulmay kooxda qorshaynta si loo horumariyo aragti mustaqbalka ah ee Capitol Mall. Dhacdadan waxay fikrado ka soo uruurisay cilmi-baarista, sahanada bulshada iyo waayo-aragnimada nolosha ka qaybgalayaasha waxayna isugu biirisay qorshe naqshadeed soo baxaya.
Fariin
Laga bilaabo Feebaraayo 5 ilaa 8 sannadka 2024, wakiilada ururada bulshada, ganacsiyada maxalliga ah, hay'adaha dowladda iyo deriska Aagga Capitol-ka ayaa waxay la shireen kooxda qorsheynta si ay u horumariyaan aragti mustaqbalka loogu talagalay Capitol Mall. Dhacdadan ayaa waxay soo aruuriyeen fikrado laga ururiyey cilmi-baarista, sahaminta bulshada iyo khibradaha noolasha ee ka qeybgalayaasha waxayna isugu biireen qaab-dhismeedka naqshadeynta soo baxaya.
Ua txog twg lawm.
Ua txog twg lawm.
Ua txog twg lawm.
Naqshadda Ay Bulshada Isla Aragtay
Bishii Jannaayo iyo Febraayo ee 2024, kooxda qorshaynta ee CMDF waxay galeen bulshada iyagoo qabtay taxane ah pop-ups si ay u bartaan waxa ay reer Minnesota doonayaan inay arkaan mustaqbalka Capitol Mall iyo fagaarayaasha dadweynaha ee ku xeeran. Waxaan la yeelanay wada sheekaysi dhiirrigelin leh guud ahaan Twin Cities markii aan joognay Suuqa Hmongtown, Xarunta Bulshada ee Frogtown, Carnival-ka Jiilaalka ee Saint Paul, iyo Suuqa Caalamiga ah ee Midtown.

Sahanka Koowaad
Sahanka Koowaad waxaa lagu qabtay barta internetka kaasoo socday 17 Janaayo ilaa 15 Febraayo 2024. Sahakankan waxa ay gudiga qorsheyntu dhageysteen in ka badan 1,000 oo Minnesota degan oo tilmaamay sida ay u arkaan Capitol Mall iyo sida looga dhigi karo mid soo dhaweysa dad badan oo Minnesota deggan.
Sahankii Koowaad wuxuu ahaa sahan bulsho oo internetka ah kaas oo socday laga soo bilaabo Janaayo 17 ilaa Febraayo 15, 2024. Iyada oo loo marayo Sahankii Koowaad, kooxda qorshaynta waxay ka maqleen in ka badan 1,000 oo reer Minnesota ah waxa ay Capitol Mall uga dhigan tahay iyo sida looga dhigi karo mid soo dhaweyn leh Minnesotans badan.
Sahanka Koowaad
Sahanka Koowaad wuxuu ahaa sahan bulshadeed oo online ah oo socday laga bilaabo Janaayo 17 ilaa Febraayo 15, 2024. Iyada oo loo marayo Sahanka Koowaad, kooxda qorsheynta waxay ka maqleen in ka badan 1,000 oo reer Minnesota ah waxa ay uga dhigan tahay Capitol Mall iyo sida looga dhigi karo mid soo dhoweyn leh oo loogu talagalay Minnesotans badan.
Sahanka Koowaad
Sahankii Koowaad wuxuu ahaa sahan bulshada internetka ah oo socday laga bilaabo January 17 ilaa February 15, 2024. Iyada oo loo marayo Sahanka Koowaad, kooxda qorsheyntu waxay ka maqleen in ka badan 1,000 oo reer Minnesota ah waxa uu Capitol Mall uga dhigan yahay iyo siduu u noqon karaa mid soo dhaweyn badan u fidiya dad badan oo reer Minnesota ah.
Soo Gaabinta Sahanka Labaad
Sahanka Labaad waxa uu socday 8da Maarso - 15ka Abriil waxaana ka jawaabay ilaa 1,000. Sahanku waxa uu xoogu saaray 10 qeybood, talo soo jeedin ku sabsan Capitol Mall inuu noqdo mid soo dhaweynaya, la heli karo, isku dhafan oo raagaya. Jawaabta waxaa lagu ogaaday in dadka Minnesota iyaga oo u dhan ay si wanaagsan u arkaan talo soo jeedinta. Talo soo jeedinta horumarinta oo lagu beegsanayo mustaqbalka waxaa ka mid ah horumarinta amaanka, istraatiijiyadda iyo maareynta goobaha gaadiidka la dhigto si loo xaqiijiyo isku dheeli tirka dadka lugeynaya iyo gaadiidka iyo habka haboon ee loo wajaho baahida loogu talo galay naqshaddii asalka aheyd.

Ka Qeyb Gelin
Ka Qeyb Gelin
Ka Qeyb Gelin
Sidee ayaad ku caawin kartaa
Sidee ayaad ku caawin kartaa
Sidee ayaad ku caawin kartaa
Ka Qeybgal Kulamada
Ka Qeybgal Kulamada
Gaarsii Dadka
Gaarsii Dadka
Ka Qeybgal Kulamada
Gaarsii Dadka
Qorshaha Guud (2020-2021)
Qorshaha Guud (2020-2021)
Qorshaha Guud (2020-2021)
Aragtida: Iyada oo xudun u ah calaamadda Gobolka, aragtida mustaqbalka ee Xarunta Maamulka Gobolka oo mid mideyneysa dhamaan dadka deggan, ka shaqeeya ama ku ciyaara goobahaas.

Bishii Juun 2021 waxa ay CAAPB daabaceen Qorshaha Guud ee 2040 ee Agagaarka Maamulka Gobolka . Qorshahu waxa uu maanka ku hayaa Dhulka Maamulka Gobolka ilaa 2040 waana mid lagu qeexayo sida dhulka ku xeeran laga yeelayo iyo taageerada bulshada isku dhafan ee deggan degaankaas. Qorshaha waxaa lagu faahfaahiyey todobada Qodob oo Aasaaska u ah Agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka ee mustaqbalka:
Bishii Juun 2021, guddiga CAAPB waxa uu soo saaray Qorshaha Dhamaystiran ee 2040 ee Aagga Capitol-ka Gobolka Minnesota. Qorshuhu wuxuu sawirayaa Aagga Capitol-ka ilaa 2040 waxayna qeexaysaa sida degmadu ula xiriiri doonto deegaankeeda hareeraha ka xiga iyo sida ay u taageeri doonto bulshadeeda kala duwan. Qorshaha waxa uu ka kooban yahay toddoba Mabda'a Aagga Capitol-ka ee mustaqbalka:

Jihada
01
Xarunta La
Wada Eegayo
02
Tusaale U Ah
Minnesota
03
Muuqaalka
Dawladda
04
Isku Xiran Iyada
Oo Aanay Muuqan
05
Isku Dhafka
Isticmaalka Dhulka
06
Isku Xirka
07
Jihada
01
Meesha ugu Muhiimsan
02
Tusaale U Ah Minnesota
03
Muuqaalka Dawladda
04
Isku Xiran Iyada Oo Aanay Muuqan
05
Isku Dhafka Isticmaalka Dhulka
06
Isku-dubaridan
07
Jihada
01
Xarunta La
Wada Eegayo
02
Tusaale U Ah
Minnesota
03
Muuqaalka
Dawladda
04
Isku Xiran Iyada
Oo Aanay Muuqan
05
Isku Dhafka
Isticmaalka Dhulka
06
Isku Xirka
07
Jihada
01
Meesha ugu Muhiimsan
02
Tusaale U Ah Minnesota
03
Muuqaalka Dawladda
04
Isku Xiran Iyada Oo Aanay Muuqan
05
Isku Dhafka Isticmaalka Dhulka
06
Isku-dubaridan
07
Mashruuca Furaha:
Mashruuca Furaha:
Mashruuca Furaha:
Xagga dambe ee wadada Dr. Martin Luther King waxaa ku yaal dhul bulshada u dhaxeeya oo maalin kasta xaflad lagu qabto.

Goobta bulshada u dhaxeysa ee Martin Luther King Jr. Blvd waxa ay noqonayaan wajiga koowaad ee mashruuca ee furitaanka Capitol Mallka. Mashruucan waxa uu la saanqaadayaa muhimad kala siinta ay dadkii ka jawaabay Sahanka Koowaad ay codsadeen oo aheyd dhireynta (muhimadda #1), ku rakibaadda kuraas iyo miisas lagu cunteeyo (muhimadda #2) iyo in lagu daro beekhaaminta tamarta iyo dhir (muhimadda #3) Mashruucan waxa uu abuurayaa goob cusub oo dadku isugu soo ururo, lagu soo bandhigo farshaxan, iyo xoriyad hadalka. Naqshaddan waa mid isku xireysaa qeybta sare iyo hoose ee maamulka iyada oo wadada laamiga ah lagu bedelayo dhul lagu lugeeyo oo har leh.
Beerta Bulshada ee Martin Luther King Jr. Blvd. ayaa loo aqoonsaday inuu yahay mashruuca ugu horeeya ee lagu daah-furayo Qaab-dhismeedka Naqshadda Mall-ka Caasimadda. Mashruucan wuxuu waafaqsan yahay mudnaanta ay muujiyeen ka qaybgalayaasha Sahanka Koowaad si loo ballaariyo hoddanka geedaha (#1 mudnaanta), in la rakibo kursiyo dheeraad ah iyo miisas picnic (#2 mudnaanta) iyo in lagu daro beero iyo beerasho calaamad u ah (#3 mudnaanta). Mashruucu wuxuu abuuraa meel cusub oo quluubta bulshada ku kulmaan, fanka lagu muujiyo iyo xorriyadda hadalka.

Macluumaadka Mashruuca
Macluumaadka Mashruuca
Macluumaadka Mashruuca
Soo Koobid
Soo Koobid
Soo Koobid
Qaab-dhismeedka Naqshadeynta Mall-ka Capitolka
Guddiga Naqshadaynta iyo Qorsheynta Aagga Capitoolka (CAAPB), iyadoo kaashanaysa dadka reer Minnesota, bulshooyinka Saint Paul iyo hay'adaha maxalliga ah, waxay abuurayaan qorshe lagu xoojinayo Isku xirnaanta, Ilaalinta, Dardar-gelinta iyo Koritaanka Mall-ka Capitoolka ee Minnesota. Habraacan, oo loo yaqaan 'Qaab-dhismeedka Naqshadaynta Capitol Mall', waxa uu ku tiirsanaan doonaa talooyinka dadka reer Minnesota ee daafaha gobolka. Websaydhkan waa xaruntaada aad ka baran karto mashruuca iyo sida aad uga qayb qaadan karto!
Aagga Capitolka
Aagga Capitol-ka waxaa ka mid ah degmooyinka Xerada Capitol-ka, Capitol Rice, Capitol Heights, Waddada Xawaaraha iyo shanta block ee Fitzgerald Park. Waa xarun muhiim u ah shaqo iyo fursad mustaqbalka ah ee koritaanka ganacsiga, guryaha la awoodi karo iyo meelaha dadweynaha ee loo socdo ee Saint Paul. Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan Aagga Capitol-ka, booqo mn.gov/caapb.
Xarunta Capitolka
Xarunta Capitol-ka waxay ku taallaa Aagga Capitol-ka waxayna ku jiraan dhismooyinka la xidhiidha Sharci dejinta Gobolka Minnesota iyo hawlaha dowladeed ee kale iyo dhulka Capitol-ka, muuqaallada dibadda, jidadka, dariiqyada magaalada iyo buundooyinka isgoysyada kuwaas oo isku xidha dhismayaashan.
Mall-ka Capitolka
Mall-ka Capitol-ka waa qayb ka mid ah Dhulka Capitol-ka. Gaar ahaan, waa muuqaalka dhuleed ee ku xeeran Dhismaha Capitol-ka oo u fidiya dhanka Koonfureed ee Magaalada hoose, isagoo ku eg Waddada 12aad. Waxay leedahay dhaxal naqshad oo ku laabanaysa aragtida Cass Gilbert, oo ahaa naqshadaha Dhismaha Capitol-ka.

Kheyraadka
Kheyraadka
Kheyraadka
La kulan Kooxda
La kulan Kooxda
La kulan Kooxda