Hoos u raac si aad u ogaato xog dheeraad ah

Aragtida

Tani waa aragtida mustaqbalka dheer ee mutaqbalka Xarunta Maamulka Gobolka. Waxa ay ka dhalatay shan bilood oo ay wada shaqeynayeen hay’adaha bulshada, hay’adaha dawlahha iyo dadka Minnesota ee gobolka oo dhan. Qorshahan hawlgalka waa mid lagu xaqiijinayo in mashruuc kasta oo laga hirgeliyo Capitol Mall sanadaha soo socda noqdo mid lagu gaarayo aragtida guud.

Muuqaal Dhameytiran ee Hawlgalka & Tilmaamayaasha

Dib U Qaabeynta Moolka

Hay’adaha ka qeyb qaadanaysa iyo bulshadu waxa ay si wadajir ah uga shaqeynayaan jardiinada hore ee Moolka Xarunta Maamulka. Goob leh hadh la harsado oo dadku jecleysto. Dhinaca Kore ee Moolka ee dib loo qaabeyey waxa ay dadka ku xireysaa Xarunta Maamulka, waxa ay badbaadineysaa waxyaabaha furaha u ah, waana goob sanadka oo dhan dhaqdhaqaaq ka jiro oo u adkeysan karta gaadiidka iyo dadka.

Xaaladaha Jira

Gudiga Qorsheynta Iyo Naqshadeynta ee Agagaarka Xarunta Goboka (CAAPB) oo kaashanaya dadka Minnesota, Bulshada St. Paul iyo hay’adaha degaanka, ayaa abuuraya qorshe si wanaagsan isugu xiraya, u dhaqan gelinaya una korinaya capitol Mall ee Minnesota. Nidaamkan, oo lagu magacaabo Naqshadda Moolka Xarunta Maamulka, waa mid Bogga internetka ah halka aad kaheleyso xog ah dhameytiran oo ku saabsan mashruuca si aad u fahamtaan faahfaahinta la xiriirta ee idinka caawin karta in aad fahamtaan!dhaqan gelinaya lifaaqa la socda ee Qorshaha Guud ee 2040, kaasoo ku saleysan talo soo jeedointa dadka Minnesota oo dhan.

Xaaladaha Jira

Wada Shaqeynta Naqshadda Capitol Mall (CMDF) waa aragti mudada dheer ah ee mustaqbalka Moolka Xarunta Maamulka gobolka ee St. Paul ee Gudiga Qorsheynta iyo Naqshadda ee Agagaarka Xarunta Gobolka (CAAPB) Waa natiijadii ka soo baxday nidaam qorsheyn ah oo la dhameystiray 2024 kaasoo ay ka qeyb qaateen hay’adaha bulshada, hay’daha Waxa uu raacayaa oo xoojinayaa talo soo jeedinta guud ee Qorshaha Dhameystiran ee 2040 ee Agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka.dawladda, iyo dadka Minnesota ee gobolka oo dhan si dib loogu qaabeeyo kuna aadan baahidooda.

Qorsheynta iyo Heerarka Naqshadda

Naqshadda Capitol Mall WAA fursadda aan heysano oo aan Moolka kaga dhigi karno MID SOO DHAWEYNAYA DADKA MINNESOTA OO DHAN. Naqshadda Hawlgalka waa mid laga dheehan karo marxaladaha kala duwan ee istaraatiijiyadda dhaqan gelinta iyo talo soo jeedin taxane ah oo ku saabsan isticmaalka naqshadda ee loo adeegsanayo gaarista go’aanada wixii xilligan ka dambeeya.

Biyaha Goobta

Garoonka Diyaaradaha ee Santa Monica wuxuu leeyahay khatar daadad oo hooseysa marka loo eego deegaanada kale ee ku yaal dhinaca bari.

Soo qulqul ilaa Santa Monica Bay

Tirada ugu socota Ballona Creek

Khatarta Daadadka

hoose-sare

Goobta maanta

Goobo iyo noocyo kala duwan oo loo isticmaalo dhulka ayaa maanta ku yaal goobtan. Marka lagu daro isticmaalka duulista, goobta waxay hoy u tahay ganacsiga tafaariiqda, farshaxanka, dhaqanka, hay'adaha, iyo xafiisyada. Waxaa lagu soo dhaweynayaa in aad ku soo booqato goobtan aadka u quruxda badan ee ku taal Mall-ka Minnesota State Capitol oo diirran oo furan.

Tafaariiq / Makhaayad

Farshaxanka/Dhaqanka/Hey'adda

Isticmaalka Duulista

Xafiiska

Waxaa la qorsheeyay in la dumiyo

Mid kale

Agabka Goobta

Garoonka Diyaaradaha ee Santa Monica waxaa 80% daboolay meelaha aan dalkan waxba biyaha siisinn karin sida dhismayaasha, shubka, dariiqa diyaaraduhu ku ordaan, plaza-yada, iyo jidadka.

Dusha Permeable

20%

Cawska

Garoonka Ciyaaraha

Dhismaha ku meel gaarka ah

Dusha aan si buuxda looga maarmin

80%

Dhismo

Laami & Asphalt

Jidka Laamiga

Barxadda & Wadooyinka

Topografiyada Goobta

Marka laga reebo barafka dhaadheer ee ka dhaca dhinaca galbeed, goobtan waxa ay astaamaynaysaa jiirada ku sii fidsan dhinaca bari ilaa galbeed, taas oo u oggolaanaysa aragti cad oo ku saabsan Biyaha kaga furan meelo badan oo ka mid ah hantidaas.

0-3 darajo

3-5

5-8

8-15

15-33

>33

Sawir shucaac ka muuqaal-sare ee Santa Monica iyo Los Angeles ee kor ka socda Santa Monica Bay, goobta garoonka diyaaradaha ayaa la muujiyey iyo astaamihiisa muhiimka ah ee magaalada iyo gobolka, oo ay ku jiraan jidadka waaweyn, Khadka Expo, xarumaha ganacsi ee waaweyn, iyo jardiinooyinka, iyo fursadaha marin-muuqoodka ee goobta garoonka diyaaradaha. Tani waa aragti fasiraysa sida qotada dheer ee gobolka iyo midnimada. Waxaan rajaynaynaa in dhammaan socdaalayaashu ay helaan fursad ay ku arkaan dhammaan dabeecadaha kala duwan ee deegaanka Santa Monica iyo Los Angeles.
Khariidad muujinaysa Santa Monica iyo meelaha ku dhow ee Los Angeles oo muujinaysa cufnaanta dadka iyadoo loo eegayo census block. Khariidaddu waxay muujinaysaa aagga ku hareeraysan gegida diyaaradaha ee Santa Monica iyadoo ay ku yar yihiin dadka degan marka loo eego inta kale ee Santa Monica.
Khariidadda Santa Monica iyo nawaaxiga agagaarka magaalada Los Angeles oo muujinaysa masaafada lagu socon karo lug ama baaskiil laga soo bilaabo goobta garoonka diyaaradaha. Sawirku waxa uu soo bandhigayaa iso-chrones socod oo ah 10, 15, iyo 20-daqiiqo iyo iso-chrones baaskiil oo ah 10 iyo 20-daqiiqo.
Khariidada Santa Monica iyo goobaha ku dhow ee Los Angeles oo muujinaya waddooyinka waaweyn ee biyaha oo u socda Santa Monica Bay iyo meelaha khatarta fatahaadda ah. Khariidadani waxay ka qayb qaadanaysaa qorshe lagu dhaqaaqayo qorshe ka hortag ah oo lagu badbaadinayo bulshada iyo deegaanka. Waad ku mahadsan tahay booqashadaada si aad wax badan uga ogaato Capitol Mall-ka iyo barnaamijyada taageeraya deegaanka.
Jaantus qorshe ah oo ku saabsan goobta Garoonka Diyaaradaha ee Santa Monica oo muujinaya dhismayaasha hadda jira ee goobta, kuwaas oo midab lagu kala saaray iyadoo loo eegayo nooca isticmaalka. Jaantusku wuxuu muujinayaa xoogga dhismooyinka duulista iyo xafiisyada oo ku yaal dhinaca waqooyi ee jidka diyaaradaha iyo noocyo kala duwan oo dhismooyinka duulista, fanka, dhaqanka, hay'adaha, iyo xafiisyada oo ku yaal dhinaca koonfureed ee jidka diyaaradaha, oo ay weheliyaan tiro yar oo ah dhismooyinka tafaariiqda.
Qorshe garaaf ah oo ka socda goobta Garoonka Diyaaradaha ee Santa Monica oo muujinaya agabka goobta oo midabbo loo isticmaalay.
Qaab sawir leh oo ka turjumaya goobta Garoonka Diyaaradaha ee Santa Monica, oo muujinaysa meelaha dhulka ay kala duwan yihiin iyadoo meelaha cas ay leedahay silsilado dhaadheer oo dhul sare ah, halka meelaha cagaaran ay yihiin kuwo siman oo fidsan.

Qaabka Naqshadaynta Capitol Mall

Mall-ka Dib Loo Fasiray

Ujeedada Mashruuca

Qorsheynta & Naqshadaynta Cabbirrada

In Moolku Noqdo mid dadka oo dhan soo dhaweynaya

Qorshaha Nidaamka

Aragti

Ujeedada Mashruuca

Qorsheynta & Naqshadaynta Cabbirrada

In Moolku Noqdo mid dadka oo dhan soo dhaweynaya

Qorshaha Nidaamka

Aragti

Ujeedada Mashruuca

Qorsheynta & Naqshadaynta Cabbirrada

In Moolku Noqdo mid dadka oo dhan soo dhaweynaya

Qorshaha Nidaamka

Aragti

Ujeedada Mashruuca

Qorsheynta & Naqshadaynta Cabbirrada

In Moolku Noqdo mid dadka oo dhan soo dhaweynaya

Dib U Qaabeynta Moolka

Hay’adaha ka qeyb qaadanaysa iyo bulshadu waxa ay si wadajir ah uga shaqeynayaan jardiinada hore ee Moolka Xarunta Maamulka. Goob leh hadh la harsado oo dadku jecleysto. Dhinaca Kore ee Moolka ee dib loo qaabeyey waxa ay dadka ku xireysaa Xarunta Maamulka, waxa ay badbaadineysaa waxyaabaha furaha u ah, waana goob sanadka oo dhan dhaqdhaqaaq ka jiro oo u adkeysan karta gaadiidka iyo dadka.

Dib U Qaabeynta Moolka

Hay’adaha ka qeyb qaadanaysa iyo bulshadu waxa ay si wadajir ah uga shaqeynayaan jardiinada hore ee Moolka Xarunta Maamulka. Goob leh hadh la harsado oo dadku jecleysto. Dhinaca Kore ee Moolka ee dib loo qaabeyey waxa ay dadka ku xireysaa Xarunta Maamulka, waxa ay badbaadineysaa waxyaabaha furaha u ah, waana goob sanadka oo dhan dhaqdhaqaaq ka jiro oo u adkeysan karta gaadiidka iyo dadka.

Dib U Qaabeynta Moolka

Hay’adaha ka qeyb qaadanaysa iyo bulshadu waxa ay si wadajir ah uga shaqeynayaan jardiinada hore ee Moolka Xarunta Maamulka. Goob leh hadh la harsado oo dadku jecleysto. Dhinaca Kore ee Moolka ee dib loo qaabeyey waxa ay dadka ku xireysaa Xarunta Maamulka, waxa ay badbaadineysaa waxyaabaha furaha u ah, waana goob sanadka oo dhan dhaqdhaqaaq ka jiro oo u adkeysan karta gaadiidka iyo dadka.

Xaaladaha Jira

Gudiga Qorsheynta Iyo Naqshadeynta ee Agagaarka Xarunta Goboka (CAAPB) oo kaashanaya dadka Minnesota, Bulshada St. Paul iyo hay’adaha degaanka, ayaa abuuraya qorshe si wanaagsan isugu xiraya, u dhaqan gelinaya una korinaya capitol Mall ee Minnesota. Nidaamkan, oo lagu magacaabo Naqshadda Moolka Xarunta Maamulka, waa mid Bogga internetka ah halka aad kaheleyso xog ah dhameytiran oo ku saabsan mashruuca si aad u fahamtaan faahfaahinta la xiriirta ee idinka caawin karta in aad fahamtaan!dhaqan gelinaya lifaaqa la socda ee Qorshaha Guud ee 2040, kaasoo ku saleysan talo soo jeedointa dadka Minnesota oo dhan.

Xaaladaha Jira

Gudiga Qorsheynta Iyo Naqshadeynta ee Agagaarka Xarunta Goboka (CAAPB) oo kaashanaya dadka Minnesota, Bulshada St. Paul iyo hay’adaha degaanka, ayaa abuuraya qorshe si wanaagsan isugu xiraya, u dhaqan gelinaya una korinaya capitol Mall ee Minnesota. Nidaamkan, oo lagu magacaabo Naqshadda Moolka Xarunta Maamulka, waa mid Bogga internetka ah halka aad kaheleyso xog ah dhameytiran oo ku saabsan mashruuca si aad u fahamtaan faahfaahinta la xiriirta ee idinka caawin karta in aad fahamtaan!dhaqan gelinaya lifaaqa la socda ee Qorshaha Guud ee 2040, kaasoo ku saleysan talo soo jeedointa dadka Minnesota oo dhan.

Xaaladaha Jira

Gudiga Qorsheynta Iyo Naqshadeynta ee Agagaarka Xarunta Goboka (CAAPB) oo kaashanaya dadka Minnesota, Bulshada St. Paul iyo hay’adaha degaanka, ayaa abuuraya qorshe si wanaagsan isugu xiraya, u dhaqan gelinaya una korinaya capitol Mall ee Minnesota. Nidaamkan, oo lagu magacaabo Naqshadda Moolka Xarunta Maamulka, waa mid Bogga internetka ah halka aad kaheleyso xog ah dhameytiran oo ku saabsan mashruuca si aad u fahamtaan faahfaahinta la xiriirta ee idinka caawin karta in aad fahamtaan!dhaqan gelinaya lifaaqa la socda ee Qorshaha Guud ee 2040, kaasoo ku saleysan talo soo jeedointa dadka Minnesota oo dhan.

Xaaladaha Jira

Wada Shaqeynta Naqshadda Capitol Mall (CMDF) waa aragti mudada dheer ah ee mustaqbalka Moolka Xarunta Maamulka gobolka ee St. Paul ee Gudiga Qorsheynta iyo Naqshadda ee Agagaarka Xarunta Gobolka (CAAPB) Waa natiijadii ka soo baxday nidaam qorsheyn ah oo la dhameystiray 2024 kaasoo ay ka qeyb qaateen hay’adaha bulshada, hay’daha Waxa uu raacayaa oo xoojinayaa talo soo jeedinta guud ee Qorshaha Dhameystiran ee 2040 ee Agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka.dawladda, iyo dadka Minnesota ee gobolka oo dhan si dib loogu qaabeeyo kuna aadan baahidooda.

Xaaladaha Jira

Wada Shaqeynta Naqshadda Capitol Mall (CMDF) waa aragti mudada dheer ah ee mustaqbalka Moolka Xarunta Maamulka gobolka ee St. Paul ee Gudiga Qorsheynta iyo Naqshadda ee Agagaarka Xarunta Gobolka (CAAPB) Waa natiijadii ka soo baxday nidaam qorsheyn ah oo la dhameystiray 2024 kaasoo ay ka qeyb qaateen hay’adaha bulshada, hay’daha Waxa uu raacayaa oo xoojinayaa talo soo jeedinta guud ee Qorshaha Dhameystiran ee 2040 ee Agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka.dawladda, iyo dadka Minnesota ee gobolka oo dhan si dib loogu qaabeeyo kuna aadan baahidooda.

Xaaladaha Jira

Wada Shaqeynta Naqshadda Capitol Mall (CMDF) waa aragti mudada dheer ah ee mustaqbalka Moolka Xarunta Maamulka gobolka ee St. Paul ee Gudiga Qorsheynta iyo Naqshadda ee Agagaarka Xarunta Gobolka (CAAPB) Waa natiijadii ka soo baxday nidaam qorsheyn ah oo la dhameystiray 2024 kaasoo ay ka qeyb qaateen hay’adaha bulshada, hay’daha Waxa uu raacayaa oo xoojinayaa talo soo jeedinta guud ee Qorshaha Dhameystiran ee 2040 ee Agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka.dawladda, iyo dadka Minnesota ee gobolka oo dhan si dib loogu qaabeeyo kuna aadan baahidooda.

Qorsheynta iyo Heerarka Naqshadda

Naqshadda Capitol Mall WAA fursadda aan heysano oo aan Moolka kaga dhigi karno MID SOO DHAWEYNAYA DADKA MINNESOTA OO DHAN. Naqshadda Hawlgalka waa mid laga dheehan karo marxaladaha kala duwan ee istaraatiijiyadda dhaqan gelinta iyo talo soo jeedin taxane ah oo ku saabsan isticmaalka naqshadda ee loo adeegsanayo gaarista go’aanada wixii xilligan ka dambeeya.

Qorsheynta iyo Heerarka Naqshadda

Naqshadda Capitol Mall WAA fursadda aan heysano oo aan Moolka kaga dhigi karno MID SOO DHAWEYNAYA DADKA MINNESOTA OO DHAN. Naqshadda Hawlgalka waa mid laga dheehan karo marxaladaha kala duwan ee istaraatiijiyadda dhaqan gelinta iyo talo soo jeedin taxane ah oo ku saabsan isticmaalka naqshadda ee loo adeegsanayo gaarista go’aanada wixii xilligan ka dambeeya.

Qorsheynta iyo Heerarka Naqshadda

Naqshadda Capitol Mall WAA fursadda aan heysano oo aan Moolka kaga dhigi karno MID SOO DHAWEYNAYA DADKA MINNESOTA OO DHAN. Naqshadda Hawlgalka waa mid laga dheehan karo marxaladaha kala duwan ee istaraatiijiyadda dhaqan gelinta iyo talo soo jeedin taxane ah oo ku saabsan isticmaalka naqshadda ee loo adeegsanayo gaarista go’aanada wixii xilligan ka dambeeya.

Macluumaad Dheerad ah

Macluumaad Dheerad ah

  • Aragti

    Aragtida Isku Xirka

    Jardiinada Xusuusta Ee Cass Gilbert Memorial Iyo Goobta Xarunta Gobolka

    Hawlgalka Naqshadda Xarunta Maamulka waa aragti mas’uulka ah isticmaalka kooban ee kheyraadka kaasoo si joogta ah u xoojinaya XARUNTA MAAMULKA GOBOLKA ee St. Paul oo halbowle u ah Minnesota sanadaha soo socda. Booqo bogga Guddiga Caasimada Magaalooyinka iyo Qorsheynta (CAAPB) si aad u aragto horumarka la gaaray hirgelinta Wejiga 1.

    Sawirka fikradaha ee Cass Gilbert Memorial Park oo u jeeda koonfur galbeed dhanka Capitol iyo Kaniisadda Saint Paul.

  • Aragti

    Adkeysi + Xusuusasho

    Qebka Hoose Ee Moolka

    Hawlgalka waa mid si gaar ah u eegaya dhirta sii nabaad guureysa si bulshadu u abuurto dhul ethnoboitanuc ah oo si isku dhaf ah ula shaqeynaya maareynta bulaacadda iyo ka qeyb qaadashada Moolka. Goobtan waa mid ka dhigeysa oo ka qeyb qaadaneysa tarjumaadda iyo barnaanijyada guud ee wax ka qabanaya arrimaha la xiriira amaanka iyo isticmaalka wanaagsan.

    Sawirka fikradaha ee Goobta Xusuusta iyo beerta dhirta dhaqameed ee ka eegaya dhinaca bari.

  • Aragti

    Goobaha Bulshadu Wadaagto

    Reverend Dr. Martin Luther King Jr. Boulevard

    Bulshada iyo CAAPB waxa ay ku kulmeen agagaarka Reverend Dr Martin Luther King Jr Boulevard oo noqday mashruuc ay wadaagaan si loo abuuro wada shaqeyn iyo soo dhaweynta waxyaabaha bulshadu wadaagto. Taas waxaa loo aqoonsaday in ay tahay muhimadda #1 ee mashruuca!

    Sawirka fikradaha ee Bulshada Commons (Reverend Dr. Martin Luther King Jr. Boulevard) oo u muuqda dhinaca waqooyi-bari.

  • Aragti

    Goob Dadweynaha U Furan

    Jidka John Ireland

    Goobta cusub ee dib loo qaabeeyey waa mid soo jiidaneysa aragti ahaan isku xirka dhulka u dhaxeeya Xarunta Gobolka, Kaniisadda weyn ee St. Paul iyo Xarunta Taariikhda ee Minnesota. Waxa ay xarun marti gelisa u noqoneysaa kulamada cusub iyo kuwa horey loo qaban jiray ee lamaanaha (double allée ee ku dhereran waddo lugeedka kaasoo ah mid dhiiri gelinaya har ay dadku harsadaan xilliga kuleylaha> John Ireland Blvd waa mid qeyb ka ah nolol maalmeedka.

    Sawir raadraac fikradeed ee John Ireland Blvd oo u jeeda waqooyi-bari dhanka dhismaha Capitol-ka.

  • Aragti

    Jiritaanka Nololeed Ee Goobta

    Isgyoyska Wadada University iyo Rice

    Xarunta gaadiidka dadweynaha iyo wadada dib looga shaqeeyey ee Rice waxa ay dhextaal u tahay Qorshaha ee aragtida 2040 ee Agagaarka Xarunta Maamulka, taaso ah mid isbedel balaaran ku sameyneysa Wadada Rice kana dhigeysa mid dadku jecleysto oo ay wadagaan ganacsatada iyo hawlaha guud ee bulshada.

    Sawir fikrad ah ee Jaamacadda iyo Xarunta Dhaq-dhaqaaqa Rice oo u eegaysa waqooyi jidka Rice Street.